Macalin Jaamacadeed oo dil aad looga naxay loogu geestay magaalada Muqdisho

Kooxo burcad hubeesan oon heebtooda la garan ayaa xaafad katirsan degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir ku dilay mid kamid ah macalimiinta wax ka dhiga Jaamacaddaha kuyaalla magaalada Muqdisho. Sida aan wararka ku helnay kooxo burcad ah ayaa Suuqa Degmada Dharkeenley ku dilay  Cusmaan Axmed Macow, oo kamid ahaa macalimiinta wax ka dhiga Jaacadda Horseed ee … Continue reading Macalin Jaamacadeed oo dil aad looga naxay loogu geestay magaalada Muqdisho